Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa qaatay kaadhka aqoonsiga Muwaadinka.

avatar

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa qaatay kaadhka aqoonsiga Muwaadinka. Waxaa ugu qoran inuu kudhashay Magaalada Baabili oo Jigjiga agteeda ah. Sida muuqata waxaa qaadashada kaadhkan la waafijiyay sharciga ah “Waxaa Soomaali ah, qof walba oo Soomaali ah meeshuu doono hakudhashee”.

779471A9-A0CB-44E5-9B84-4DC83359BB56.jpeg

Source by khubayb

Posted using ThiagoRe.com



0
0
0.000
3 comments
avatar

Congratulations @khubayb! You have completed the following achievement on the Hive blockchain And have been rewarded with New badge(s)

You distributed more than 50 upvotes.
Your next target is to reach 100 upvotes.

You can view your badges on your board and compare yourself to others in the Ranking
If you no longer want to receive notifications, reply to this comment with the word STOP

0
0
0.000